Dowlada Somalia oo fasaxday shaqaalaha rayidka ah & Sababta ka dambeysa (Akhriso)

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa sheegtay in shaqaalaha kala duwan ee hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa gaarka ay fasax yihiin maalinta Isniinta ee ku aaddan 12 bisha Mowliid si loo wayneeyo dhalashada Rasuulkeenna Suubban (NNKH). War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka … Continue reading Dowlada Somalia oo fasaxday shaqaalaha rayidka ah & Sababta ka dambeysa (Akhriso)